--> Gurigaaga ku dhexbaro qur,aank iyo culuumta diiniga ah --> Ka naso dhaxanta iyo ku laylka --> Gaadiid laraaco yaanay lacag kaaga bixin --> Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga loo dhigayo iyo heerka uumarayo --> War wardanbe majirayo in shaa allaah oo kusabsan xaga dugsiga quranka ilahay waa kuu fududeeyay --> Adiga walidka ahi unoqo carurta tusaale oo ladhigo diinta --> Qoyskastaaba isaga ayaa iskii ufasal ah (class) --> Ku xidhnow culimada quraanka akhirida sida xuzari IWM --> Ka qayb qaado tartanka kadhexeeya ardayda daafaha dunida kunool
Contact us
Agabka waxbarashada ardayga looga baahanyahay waal sidan :- -- computer+internet broadband/DSL+headphone , speaker mic iyo web camera Nagala soo xidhiidh:-