logo

Mahadi allaah baay usugnaatay ina waafajiyay hir galinta maxadkan al hidaaya waa maxad hada furnaa mudo waana ilahay fadligii in arday badan ka aflaxday maxadka waxaa loogu talo galay bar baarinta dhalaanka barida diinta islaamka caqiido huhufan iyo akhlaaqdiineed waxaa loogu talo galay ardayga dhamaysta kooras kamida koorasyada maxadku bixiyo in lasiiyo shahaado anfici doonta mustaqbalkiisa wax barashadiisana kusii wadan doono in shaa allaah.
Machadkan fikirkiisa waxaa lahaa culimo badan oo caan ah ilahayna wuu hir galiyay dadbana way ka aflaxeen kuwa kalena way ka aflixi doonaan in shaa allaah hadaba waxaa kuu diyaara macalimiin aqoon sare uleh diinta islaamka iyo barbarinta caruurta hadaba walaal ilmahaagu haka faidaysto fursadan qaaliga ah ee ugu timi gurigiisa isaga oo dhex jooga sidoo kale iyaguna waxaan meesha kamaqnayn dadka waa wayn maalmaha ay fasaxa yihiin hadaba lasoo xidhiidhmaamulka maxadka alhidaaya waxaana wax laguugu dhigayaa qalab casri ah.

Teachning & Learning

  
--> Gurigaaga ku dhexbaro qur,aank iyo culuumta diiniga ah
--> Ka naso dhaxanta iyo ku laylka
--> Gaadiid laraaco yaanay lacag kaaga bixin
--> Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga loo dhigayo iyo heerka uumarayo
--> War wardanbe majirayo in shaa allaah oo kusabsan xaga dugsiga quranka ilahay waa kuu fududeeyay
--> Adiga walidka ahi unoqo carurta tusaale oo ladhigo diinta
--> Qoyskastaaba isaga ayaa iskii ufasal ah (class)
--> Ku xidhnow culimada quraanka akhirida sida xuzari IWM
--> Ka qayb qaado tartanka kadhexeeya ardayda daafaha dunida kunool

Contact us

My statusSkype Me™!

Agabka waxbarashada ardayga looga baahanyahay waal sidan :-
-- computer+internet broadband/DSL+headphone , speaker mic iyo web camera
Nagala soo xidhiidh:-

E-mail: admin@sheekhumal.net

 

Tafsiirka Quraanka

Sheekh Mustafe Haji Ismail

Sheekh Umal

Barashada Diinta

Barashada Salaada

Barashada Higaada