
Last Updated on Wednesday, 16 May 2012 05:56 Written by Abdirisak Wednesday, 28 December 2011 17:37
Tel= free cal 0017024795381 hada nasoo wac lahadalkaagu waa bilaash
lacag kaaga bixi meyso maa,mulka schoolka ayaa kaqabanaya
kubaro quraanka gurigaaga adiga iyo caruurtaaduba kubarro quranka sanad
wax kayar


Tel=free call +17024795381 hada
soowac waa bilaash telku
waxaa lagu siinayaa kooraskasta ood dhameyso
shahaado ku anfici doonta mustaqbalkaaga
iskuulada kale waxaan kaga duwanahay
shahaadada
waliba waxaan kaga duwanahay ardayda waxaan
udiyaarinaynaa marka aay dalka kusoo laabtaan
school aay wax barashadooda kasii wataan

Waxaa la ogaysiinayaa ummada soomaaliyeed meelkasta oo ay
caalamka ka joogaan in machadka al-hidaaya kuu diyaariyay
koorosooyin aad u muhiima kaas oo ay ugu horeyso barashada
higaada carabiga kaas oo machadku u diyaariyay ardayga.
Haddaba waalidka waxaan ugu bushaaraynaynaa in macahadku
uu ardayda yar yar ee da,doodu ka wayntahay shan jirka ay ku
baranayaan higaada insha allaah mudo kayar sadex bilood ugu
badnaan waayo machadka Al-hidaaya wuxuu caan ku yahay
xifdiga quraanka kariimka ah iyo barida higaada carabiga taas
---> Dunida oo dhan ayaa Machadkan laga dhigtaa, qaaradaha oo idil
---> Halkii ardayba hal Macallin ayaa kaligii wax u dhigaaya buuq
iyo Caruur cidhiida midna ma jirto.
---> Kharash gaadiid iyo socdaal kaaga baxaana ma jiro ee
qofkastaa si raaxo leh ayuu wax u baranayaa.
---> Qoyskasta Macalin Khaasa oo isa soo diyaariyey ayaa
Caruurta iyo waalidiinta meel wax ugu wada dhigaaya .
---> Waa Macalimiin u tababaran sida Carruurta Dalalka aan
Islamka ahayn ku nool Caqiidada iyo Tarbiyada dhaqanka
Islaamka qalbigooda loo jeclaysiin lahaa oo lagu tarbiyaynlahaa,
Jahligana looga cidhib tirilahaa.
---> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh
oo la soo xulay.
---> Waa macalin soomaaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad
wanaagsan leh.
---> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa iyo
Khibradiisa Macalinimo.
---> Heerka qof kastaa joogo ayaa looga bilaabaya.
---> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.
---> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah
oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar
adduun iyo aakhi
---> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku hor fadhiya ayaa
wax lagugu barayaa.
Walaal waad ubaahantahay in ciyaalkaagu diinta kuu bartaan ee
fadalan nagala soo xidhiidh.
Tel: +17024795381 ama +15672654362 free cal
Qiimaha Koorasyada
Course Fee
|
Number |
Days (Maalmaha) |
Fee (Lacagta) |
|
1 Arday |
2 Days / week (2 Maalmood / usbuucii) |
$20 / Month |
|
1 Arday |
3 Days / week (3 Maalmood / usbuucii) |
$25 / Month |
|
1 Arday |
4 Days / week (4 Maalmood / usbuucii) |
$30 / Month |
|
1 Arday |
5 Days / week (5 Maalmood / usbuucii) |
$35 / Month |

|
Waxaa kale oo la ogysinayaa walaalaha soomaliyeed
meel kasta oo ay joogaan in Machadkan ay diyaar
kuugu yihiin culimo dabiibta ama dawaaysa
xanuunada kala ah sixirka , jinka iyo isha haddaba
nagala soo xidhiidha telefoonadan hoos ku qoran
telku waa bilaash hada nasoo wac Tel: +15672654362 ama 0017024795381 TEL 00 25224101902
Skype: rashiid.hasan
downloadskype now: www.skype.com/go/getskype
|
Agabka waxbarashada ardayga looga baahanyahay waal sidan :-
-- computer+internet broadband/DSL+headphone , speaker mic iyo web camera
Nagala soo xidhiidh:-
Tel: +15672654362
Tel: +14242035244
E-mail: admin@sheekhumal.net